Abwaanka iyo Qoraaga

Friday, July 17, 2009

Hees Suudaani: Musaamixak yaa Xabiibii!

Daawo, Asraar Baa Bakar ( Asrar Babikar ), oo qaadeysa "Msam7ak ya 7abeebiMarka aan hooriska kuu sii fududeeyo si aad ciyoontiiba u fahamtid; ereyadu waa sidan hoose:

مسامحك يا حبيبي
مهما قسيت علي
قلبك عارفو ابيض
ابيض عارفو قلبك
وكلك حسن نية

Msaamaxak yaa xabiibii,
Yaa xabiibii
Mahmaa gasii't calayya -
Galbak caarifu abyad
Abyad caarifu galbak -
Wa kullak xusnu niyya!
" -- hees qaraami ah; waa hees, fannaankii jiitay (AUN) ee Reer Suudaan, Al Ustaad Cusmaan Xuseen (Othman Hussein) uu horey ugu soo sixri jiray quluubta LAMMAANAHA IS JECEL!

Posted by Gole Wayeel at 11:12 AM
Newer Post Older Post Home

Blog Archive

  • ►  2011 (5)
    • ►  June (1)
    • ►  March (3)
    • ►  January (1)
  • ►  2010 (4)
    • ►  December (1)
    • ►  June (1)
    • ►  April (1)
    • ►  January (1)
  • ▼  2009 (5)
    • ►  August (1)
    • ▼  July (2)
      • KHAWAARIJTII SHALAY iyo KUWA MAANTA
      • Hees Suudaani: Musaamixak yaa Xabiibii!
    • ►  January (2)
  • ►  2008 (11)
    • ►  December (6)
    • ►  September (1)
    • ►  May (2)
    • ►  March (2)
  • ►  2007 (13)
    • ►  December (6)
    • ►  September (3)
    • ►  July (3)
    • ►  May (1)
  • ►  2002 (1)
    • ►  October (1)
Picture Window theme. Powered by Blogger.