Saturday, September 20, 2008

Warbixintii Channel 4 TV, UK

Daawo: Itoobiya oo macaluul u dileysa Soomaalida ku nool dhulka ay gumeysato, isla markaas na cuntada mucaawinada loo siiyo u isticmaaleysa sidii hub ahaan.. Ka daawo hoos....