Saturday, August 22, 2009
Monday, July 20, 2009
KHAWAARIJTII SHALAY iyo KUWA MAANTA
Daawo, Dr. Ahmed Dahir Aweys Sheekh ka mid ah culumada waaweyn, walaalna la ah Sh. Xasan Dahir Aweys, Madaxa Ururka Xisbul-Islaam, kaas oo Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Odense (Denmark) u jeedinaya muxaadaro ka hadlaysa Khawaarijta.
Friday, July 17, 2009
Hees Suudaani: Musaamixak yaa Xabiibii!
Daawo, Asraar Baa Bakar ( Asrar Babikar ), oo qaadeysa "Msam7ak ya 7abeebiMarka aan hooriska kuu sii fududeeyo si aad ciyoontiiba u fahamtid; ereyadu waa sidan hoose:
مسامحك يا حبيبي
مهما قسيت علي
قلبك عارفو ابيض
ابيض عارفو قلبك
وكلك حسن نية
Msaamaxak yaa xabiibii,
Yaa xabiibii
Mahmaa gasii't calayya -
Galbak caarifu abyad
Abyad caarifu galbak -
Wa kullak xusnu niyya!" -- hees qaraami ah; waa hees, fannaankii jiitay (AUN) ee Reer Suudaan, Al Ustaad Cusmaan Xuseen (Othman Hussein) uu horey ugu soo sixri jiray quluubta LAMMAANAHA IS JECEL!